LIVE: Madaxweynaha Puntland oo ka hadlaya Doorashooyinkii ka dhacay 3 degmo

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, oo shir jaraa’id ku haya magaalada Qardho ayaa ka hadlay Doorashooyinkii hordhaca ahaa ee ka dhacay degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn.

Idilnews