Shacabka Gaalkacyo oo ka hadlay Doorashooyinkii 3 degmo (VIDEO)

Shacabka kunool magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa soo dhaweeyay Doorashooyinkii hordhaca ah ee ka dhacay degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn, kuwaas oo shacabku ay kusoo doorteen wakiiladda ku matalaya Golaha deegaanka 3 degmo.

Idilnews