VIDEO: Sidee Ciidanka Ahlusunna uga baxeen magaalada Guriceel ?

Xoogaga Ahlusunna ayaa ka baxay saaka magaalada Guriceel, oo 4 maalmood ee lasoo dhaafay ay kula dagaalamayeen Ciidammada DFS iyo kuwa Galmudug.

Idilnews