Hoggaamiyaha Tigray oo sheegay inuu soo gaba-gaboobay dagaalkii gobalkaas (VIDEO)

Hogaamiyaha Tigreega Debretsion,ayaa ku dhawaaqay in uu dhammaaday dagaalkii ka socday Waqooyiga Itoobiya.

Debretsion oo khudbad ka jeediyey Telefishinka Tigray, waxa uu sheegay in lagu kala adkaaday dagaalka.

Madaxweynaha Tigreega,ayaa khudbadiisa ku sheegay in ay sharciga la horkeeni doono cid walba xasuuqa shacabka Tigreega ka qsyb qaadatay.

Idilnews