Madaxweyne Karaash oo dhagax-dhigay Mashruuca Ileyska Cadceedda ee Kob-dhexaad

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa dhagax dhigay Mashruuca Ileyska Cadceedda ku shaqeeya ee deegaanka Kob-dhexaad oo ka tirsan degmada Ufeyn.

Mashruuca ileys-ka cadceeda ku shaqeeya ee Madaxweyne ku-xigeenku ka dhagax dhigay deegaanka Kob-dhexaad ayaa qeyb ka ah baahiyaha deegaankaasi, oo ay dowladdu ka jawaabtay.

Idilnews