Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland ? (VIDEO)

Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada Jubbaland ee khamiislaha ah.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen Madaxweyne kuxigeenada 1-aad iyo 2-aad ee Dowlad-gobaleedka Jubbaland ayaa todobaadkan looga hadlay Arrimaha Amniga, Abaaraha iyo Doorashooyinka BJFS.

Idilnews