Shariif Xasan oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo (VIDEO)

Madaxweynihii hore ee Dowlad-gobaleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Koonfur Galbeed, oo uu ka maqnaa 3 sanno kaddib markii cadaadis lagu saaray inuu is-casilo.

Madaxweyne Laftagareen ayaa kusoo dhaweeyay Shariif Xasan Madaxtooyada Koonfur Galbeed, iyadoo la dajiyay guri ku dhow Madaxtooyada Baydhabo. Ujeedada socdaalka Shariif Xasan ee magaalada Baydhabo ayaa lagu sheegay raadinta kursi kamid ah Golaha Shacabka BJFS.

Idilnews