Siyaasi Maxamuud Xaashi oo laga saaray xisbiga KULMIYE (VIDEO)

Xisbiga KULMIYE ee Somaliland ayaa xubinimadii xisbiga kala laabtay siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi, oo kamid ahaa xubnaha awooda badan ee xisbiga, isagoo lagu eedeeyay inuu si khaldan u adeegsaday magaca xisbiga.

Go,aanka ayaa imaanaya iyadoo maalmahan ay soo baxayeen warar sheegayay inuu siyaasi Xaashi wada-hadal kula jiro xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI si uu ugu biiro.

Idilnews