Ciidamada Tigreeg oo kor taagan Magaalada Istiraatiijiga ah Ee Desie

Desie TPLF waa kor taagan tahay oo 18-km ayay ujiraan,waxa ay ka fogaanayaan in gudaha Magaalada ay ku dagaalamaan oo burbur soo gaaro Dhismayaasha.

Ciidamadii Abiy iyo Jamhadii Amxaarada,ayaa iskaga sii cararaya Magaalada.

Desie oo ay si buuxda uqabsadaan Tigreegu waxay ka dhigan tahay in Adis-ababa ay gacanta ku hayaan.

Jibril Qoobey.