Sudan oo yeelanaysa Dowlad cusub Maalmaha soo socda

Ruush iyo Maraykan waxay wada tageereen Afganbigii ka dhacay Dalka Sudan ,waxaana laga codsaday Alburahan in uu Dowlad soo dhiso.

Hamdu,ayaa eersaday daba orodkiisii Abiy iyo Afawerqe,sida ilo muhiim ah xaqiijinayaan.

Waxaa jira isfahan Maraykan iyo Ruush ah oo ka dhan ah siyaasada Abiy ee Geeska Afrika una muuqata in laga heshiiyay meesha sidii looga saari lahaa.