Jabuti iyo Itoobiya Oo xiisad Diblomaasi ka dhex qaraxday

Hub iskugu jira Miinooyin casri ah iyo Anti Taangi oo ka yimid Masar una gudbay Tigreega,ayaa maray Dekeda Jabuti.

Sidoo kale Bangiyada Jabuti,waxaa la mariyay Lacag fara badan oo Tigreega ku socotay.

Ismaaciil Cumar Geelle,waxuu ku dooday in Hubkaas uu ahaa mid Jabuti soo iibsatay,balse sirdoonka Itoobiya waa ogaadeen in uu Tigree usocday una gudbay.

Arintaas waxay xasarad xoog leh ka dhex dhalisay labada Nin ee Abiy iyo Geelle,waxaana dhici karta in Abiy uyeerto Safiirkiisa Jabuti.

Tigreegu waxay todobaadkii ugu danbeeyay heleen Taangi duleeliso casri ah,Miinooyin muhiim u ahaa iyo Lacag Kaash ah.

Jibril Qoobey.