Maxay Iran uga badalatay Abiy Diyaaradaha Drons-ka ?

Maraykanka,ayaa xaqiijiyay in Itoobiya dalka Iran ka heshay diyaaradaha Drones-ka,kuwaas oo la sheegay in ay dagaalka Waqooyi u adeegsadeen.

Eedaymahan,ayaa kusoo Aadaya xili Maraykanku cunaqabatayn hor-leh kusoo rogay Iran.

Iran,ayaa Abiy uga badalatay Diyaaradahan in ay Qalab Milatari oo u socda Xuutiyiinta Yemen ay ku dhex qarsanto Maraakiibta Badeecadaha uqaada Itoobiya ee Jabuti taga,maadaama ay Badda ilaalo ka hayaan Ciidamo Caalami ah.

Jibril Qoobey.