TOOS U DAAWO: Madaxweyne Deni oo furaya kalfadhigga Baarlamaanka Puntland

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goor-dhow furaya kalfadhigga 49-aad ee Golaha Wakiillada Puntland, isagoo ka jeedinaya khudbad uu uga hadlayo xaalada Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya.

Idilnews