Halkee mareysaa dhismaha Dekedda Garacad ? (VIDEO)

Dhismaha Dekedda Garacad ee gobalka Mudug ayaa mareysa meel gaba-gabo ah, sida uu ku dhawaaqay Guddiga Guddiga dhismaha Dekedda Garacad Warsame Axmed Shido (Qolofey).

Idilnews