Hoggaamiyaha TPLF oo ka jawaabay baaqii Abiy ee Shacabka Itoobiya

Hoggaamiyaha TPLF Dr. Debretsion oo ka jawaabaya baaqii Kornayl Abiy & xukuumadiisu shacabka ugu baaqeen inay dagaalka galaan inta aan la xasuuqin een caruurta laga kufsan ayaa sidan yidhi:

“1991 Ayay Ahayd markaanu Magaalada Desia Isku xeeray ee uu Mingistu Hialmariam lahaa ka kacaay dhulkiina difaacdaay intuuna cadowgu Haweenka iyo caruuta idinka gawricin ragu dhufayska yayna ka Bixin Xaasaskiinanwaa in Aad ka Hor dhimataan IMW
Markuu sidaa lahaa boorsada ayaa u xidhxidhnayd inyar dabadeedna wuu Cararay
Markaanu magaalada Desia iyo Magaalooyinka kale ee Dalka soo galay ma jirin hal shaqsi oo aanu ciddi Ku xagnay Taa badalkeed waxaan u horseednay nidaam dimquraadi ah oo ku dhisan Fadralisam u Xlxaq sooraya Qoomiyadaha dalka ee inta badan isku soo dul noolaa
Eegana waa sidii oo kale, waxaanu la wareegnay Caasimada Gobolka Wallo ee Desia. Hal shaqsi oo Shacab ahna maanaan Ka dhiijin qorshahanaguu waa mid ka guda balaadhan in aanu Shacab wax yeelo waxaan aragnaa ABIY oo dhawaaqaya Isla Markaana Odhanaya shacabku ha isdifaacaan una sheegaya haday diriri waayaan in caruurta iyo dumarka laga qalqalan

Waxaanu shacabka ugu Baaqaynaa in ay is dajiyaan guryohoodana Ku sugnaadaan waxaan wadanaa ayuu yidhi nidaam caddaalad ah oo qoomiyadaha Ethiopia u xaq sooraya kuna dhisan System Fadlalizam ah lkn ninka aan in uu dagaalamo ka baaqsan Karin Kuma baryayno in uu aqalkiisa fadhiyo sida uu Abiy Sheegay hasoo galo dagaalka
Debracion Hogaamiyaha Tplf

Dhanka kale Dr Abiy Ahmed Ali Raisal Wasaaraha Dalka ayaa Hadal Kooban Oo Uu shalay yidhi wuxuu Ku sheegay in Saraakiisha Ciidanka dalka ee sida Khaaska ah ugu taba Baran Nidaamka Loo Furfuro Hubka Xasriga ay Ahaayeen 6 Nin 4 Kamid ah waxay Ahaayeen TIGREEY Waxayna raaceen Falaagada Jundaaga Waxaa Soo hadhay Labo Min oo Qudha labo Shaqsi a Kuma fila mana kafayn karaan Baahida loo qabo farsmadan oo ah mifa lagula.tacaamumo Hubka Xasriga ah

Marka Labadaa nin aynu Kafada siyaada iyo Hab ubeec gaynta Ujeedka uu mid walbaa Leeyahay saarro Aniga Labada Cadow midka Koraa ila Gaalsan Kana Khayaano Badan”

Abdifataax Saadiq Sayid.

Idilnews