Maxaa looga hadlayaa kulanka caadiga aheyn ee Golaha Wasiirada XFS ?

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan aan caadi ah, kaas oo lagu wargaliyay xalay, kaddib markii loo diray fariin qoraaleed.

Kulanka Golaha Wasiirada ayaa si rasmi ah loo ogeyn waxa looga hadlayo, waxaana jira warar sheegaya in lagu magacaabi doono Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA.

Idilnews