Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddi Wasiiro ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble, ayaa magacabaya gudiga fulinta wareegtadii madaxweynaha. ee ilaalinta dhulka danta guud, kaa oo ka kooban

1 } Wasiirka Arimaha Gen. Mukhtaar Gudadaha Gudoomiye
2)- Wasiirka Cadaaladda: Cabduqaadir Maxamed Nur

3)- Wasiirka Amniga: Cabdulaahi Maxamed Nur

4)- Wasiirka Waxbarashada: Cabdulaahi Carab

Idilnews