UK oo fadeexeysay Booliska Soomaaliya (VIDEO)

Dowladda Ingariiska ayaa shaaca ka qaaday jiritaanka Ciidammo kamid ah Booliska Soomaaliya oo ay ku bixiso malaayiin dollar, kuwaas oo ku fashilmay ujeedadii loo aasaasay.

UK ayaa sheegtay in Ciidanka oo lagu magacaabo ‘Goodir Unit’, loo dhisay ka hortaga Argagixisada, gaar ahaan Soomaalida heysata dhalashada UK ee ku biirta Argagixisada inay soo qabtaan ama soo sheegeen, balse taas ay ku guuldareysteen.

Idilnews