Akhriso: 13 qodob ee Ajandaha kalfadhigga 49-aad ee Baarlamaanka Puntland

Golaha Wakiillada dowladda Puntland ayaa shaaciyay Ajandaha rasmiga ah ee Kalfadhiga 49-aad ee Golaha, kaas oo ka kooban 13 qodob ayna Axadii meel-mariyeen Xildhibaanada.

Ajandaha cusub ayaa waxaa kamid ah 3 qodob, oo si gaar ah isha loogu hayo, kuwaas oo kala ah, Ka doodista heshiiskii Dekedda Boosaaso ee sanadkii 2017 dhexmaray Puntland iyo shirkadda P&O oo qeyb ka ah DP World, La-xisaabtanka Xukuumadda & Dhismaha Maxkamadda Sare iyo dhameystirka Maxkamadda dastuuriga ah ee Puntland.

Halkaan hoose Akhriso Ajandaha oo dhameystiran.

Idilnews