Biixi Iimaan oo mar kale loo doortay Xildhibaan

Biixi Iimaan Cige, ayaa doortay Xildhibaankii labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee JFS, kaddib doorasho goor-dhaweyd ka dhacday dugsiga Gen. Kaahiye ee magaalada Muqdisho.

Biixi Iimaan, oo horey uga mid ahaa Baarlamaankii 10-aad, ayaa helay 91 cod. Waxaana uu kamid yahay xubnaha goballada Waqooyi.

Idilnews