Booliiska Puntland oo fagaare ku gubay khamri iyo xashiis (VIDEO)

Booliiska Gobalka Nugaal ayaa fagaare ku yaalla magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland khamri fara-badan iyo xashiis lagu qabtay howlgal ay sameeyeen Ciidammadu.

Taliyaha Qeybta Booliiska Gobalka Nugaal ayaa digniin u diray dadka ka ganacsada maandooriyaha khamrida iyo xashiiska, kuwaas oo uu sheegay inay ka keenaan deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Idilnews