Booliska Puntland oo dhoola-tus kusoo bandhigay bartamaha Qardho (VIDEO)

Ciidammo cusub oo kamid ah Booliska dowladda Puntland ayaa dhoola-tus weyn ka sameeyay bartamaha magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar, boqolaal shacab ah ayaa u soo daawasho tagay Ciidankan. Taliyaha Qeybta Gobalka karkaar G/sare Faarax Nuur Maxamed ayaa ka warbxiyay.

Idilnews