Diyaaradaha Adis-ababa ka baxaya oo Kuraas laga waayay

Dhamaan Diyaaradaha Adis-ababa ka baxaya oo buuxa.

Markii laga soo tago Diblomaasiyiinta iyo Shacabka Itoobiyaanka ah,waxaa iyaguna si weyn ubaxsanaya Shaqaalaha Dowlada Itoobiya.

Maraykanka,ayaa goordhawayd ugu baaqay Muwaadiniintiisa in ay samaystaan qorshe ay Itoobiya uga baxayaan.