Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa ugu baaqay in ay ka baxaan Itoobiya

US embassy in Addis tells American citizens in Ethiopia to consider making plans to evacuate the Country:

Safaaradda Maraykanka ee Addis,ayaa u sheegaysa muwaadiniinta Maraykanka ah ee ku sugan Itoobiya in ay iskaga baxaan Dalkaas.