Prof. Xasan Sheekh “Farmaajo wuu ku fashilmay hoggaanka dalka” (VIDEO)

Prof. Xasan Sheekh Cali, ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS inuu ku fashilmay hoggaanka dalka, gaar ahaan arrimihii loo doortay 2017-kii, sida dhameystirka Dastuurka KG ah ee Dalka, dhismaha Ciidammo Qaran, xoojinta nidaamka Federaalka iyo qabashada doorasho qof iyo cod ah.

Idilnews