Xaalad deg-deg ah oo la galiyay dalka Itoobiya

epa000454054 Ethiopian special forces soldiers patrol the streets of Addis Ababa, Friday 10 June 2005. Most shops were shuttered and taxis were again on strike for the third day in a row while families collected the dead for burial following riots over election results and government warnings that any more civil unrest would be dealt with sternly. EPA/STEPHEN MORRISON

Dowladda Itoobiya ayaa xaalad deg deg ah ku soo rogtay dalkaasi, ka dib markii xoogaga TPLF ay la wareegeen magaalooyin ka tirsan Gobolka Amxaarada.

Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa mar sii horeysay ku booriyay muwaadiniinta inay hubka qaataan oo ay iska difaacaan Jabhadda TPLF.