Madaxweyne Deni oo Xamar u anba baxaya

Madaxweyne Deni,waxuu ubaxayaa Qardho,kadib Muqdisho,sida wararku sheegayaan.

Xamar waxaa ka dhici doona Shir muhiim ah,sida wararku sheegayaan.

Deni,waxaa la filayay in uu Kenya udhoofo Maanta.

Madaxweyne Axmed Madoobe,ayaa kaga sii horeeyay Nayrobi oo Maalin ka hor aaday.

Jibril Qoobey.