Shacabka iyo Saraakiisha Dowlada Ee kasoo jeeda Tigreega oo la beegsanayo

900 oo Tigree ah oo ka mid ahaa Police-ka Adis-ababa oo loo taxaabay Xabsiga Maanta.

820 Tigree ah oo Fadaraal Police-ka Itoobiya ka mid ahaa oo loo qaaday meel aan la garanayn.

100 Tigree ah oo ka mid ahaa Ciidanka Cirka Itoobiya oo lagu xiray Xabsi gaar ah.

Adis-ababa,waxaa si xawli ah uga socda weerarada lagu beegsanayo Ganacsatada,Ardayda iyo Saraakiisha Dowlada ee Qowmiyada Tigreega kasoo jeeda.