VIDEO: Warbixinta Guddiga Anshaxa iyo Arrimaha Golaha ee Baarlamaanka Puntland

Guddiga Anshaxa iyo Arrimaha Golaha ayaa maanta ka jeediyay fadhigii 5-aad ee kalfadhigga 49-aad ee Golaha Wakiillada, warbixinta ee intii u dhexeysay labada kalfadhi.

Idilnews