VIDEO: Warbixinta Guddiga Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Baarlamaanka Puntland

Guddiga Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyadda ayaa maanta fadhigii 5-aad ee Golaha kasoo jeediyey Warbixin ku saabsan Waxqabadka Guddiga iyo Kormeero ay sameeyeen mudadii u dhaxeysay labada Kalfadhi.

Idilnews