VIDEO: Warbixinta Guddiga Maaliyadda iyo dhaqaalaha ee Baarlamaanka Puntland

Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka ayaa maanta fadhigii 5-aad ee Golaha kasoo jeediyey Warbixin ku saabsan Waxqabadka Guddiga iyo Kormeero ay sameeyeen mudadii u dhaxeysay labada Kalfadhi.

Idilnews