DFS oo dalka ka ceyrisay kuxigeenka Wakiilka Midowga Africa (Akhriso)

Dowladda Soomaaliya ayaa ku amartay kuxigeenka Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Simon Mulongo, inuu muddo 7 maalmood ah uga baxo dalka, kaddib markii ay ku eedeysay inuu ku jiro howlo aan waafaqsaneyn wajibaadka AMISOM.

Waraaq kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Dibadda DFS ayaa Persona Non-grata loogu jaray Mr. Mulongo, taas oo ah inaan dalka laga rabin.

Idilnews