Duqa cusub ee Kismaayo oo xilkii la wareegay (VIDEO)

Guddoomiyaha cusub ee Degmada Kismaayo Cumar Cabdulaahi Maxamed (Faraweyne), ayaa xilka kala wareegay maanta guddoomiyihii hore ee degmada Ibraahim Maxamed Yuusuf “Timojilic”.

Idilnews