Ergayga Maraykanka ee Geeska oo kusii jeeda Adis-ababa.

Ergayga Maraykanka ee Geeska,ayaa kusii socda Adis-ababa.

Fariintii ugu danbaysay,ayuu udidaa Abiy,taas oo xanbaarsan Dalka uu degi doono Abiy iyo xaqiijin in aan danbi loo haysan haduu badbaadiyo Caasimada oo uu ogolaado in uu iskaga baxo,iyadoon Dhiig ku daadan.

Adis-ababa 6-Aag,ayaa looga soo dhawaaday oo kan ugu fog uu yahay 60-Km.

4-Aag Oromo iyo Binshaagul wada socda,ayaa taagan,2-Aag Tigree,ayaa heegan ku ah.

Maraykanku waxuu ku amray Tigreega iyo Oromada in aysan soo gelin Magaalada.

Dhanka kale Asiyas Ciidankiisii waxay kusoo qaadeen Weerar Baadhame xalay,waana lagu jabiyay,markale ayay isku dayeen Weerar kale waana la celiyay.

Jibil Qoobey.