Puntland oo fashilisay Diyaarado Drons ah oo hawlo Amniga lid ku ah lagu fulin lahaa

Puntland sababaha ay ujoojisay soo gelinta ama isticmaalka Diyaaradaha Drons-ka waxaa ka mid ah xogahan Amni ee horay loo helay.

Drones-kan waxaa xiligan Dalka loo keenay,waa fulin hawlgalo Amni daro.

Nisa,ayaa qabatay waxba kama jiraan waa war Saxaafada loogu talagalay.

Sheegashada Sakariye waa marin habaabin markii wax fashilmeen.

Ujeedku waxuu ahaa in Qaraxyo iyo qorshayaal Amniga lid ku ah lagu fuliyo.

Goobaha ugu muhiimsan ee la rabay in laga fuliyo qorshayaashaas waa Puntland,iyadoo lagu soo gelin lahaa Mashruuca la dagaalanka Ayaxa ee Xaruntiisa ugu weyn laga dhigay Qardho.

Hawshan waa qorshe sirdoonka Qatar ka yimid shakina laga qabo in Turkigu wax kala og yahay.

Jibril Qoobey.