Video:-Baarista Qaramada Midoobey Ee xasuuqii Tigreega oo walwal xoog badan ku haysa Abiy

Ethiopia's Prime minister Abiy Ahmed speaks during a press conference at his office in Addis Ababa, on August 25, 2018. (Photo by Michael Tewelde / AFP)

Xasuuqii lagu sameeyay Dadka Tigreega baaristiisu waxay maraysaa heer caalami.

Xogaha laga helayo,waxay sheegayaan in danbiyo waa weyn ay dhaceen,kuwaasoo Maxkamad lagu gayn karo Dadka fulyay.

Abiy iyo Mustafe Cagjar waxay safka hore uga jiraan Dadka la eedaynayo.

Xaaladu ma fududa,waana sababaha Abiy isku casi la’a yahay oo uu ka walwalsan yahay.

Halkan ka daawo muuqaalka