Shir looga hadlayay Amniga caasimadda oo ka dhacay Garoowe (Sawirro)

Shir lagaga Hadlaayey Dib u eegista amniga caasimada ayaa lagu qabatay xaruunta wasarada ee Garowe.

Waxa shir gudoominaayey Wasiirka Wasaradda amniga iyo DDR ee dawada Puntland Waxana Weheliyey Wasiir kuxigeenka Wasaradda,Agaasimaha Guud,Agaasime waxedyada iyo La-taliyaasha Wasaradda amniga.

Idilnews