VIDEO: Dhismaha maxjar weyn oo ka socda Garacad

Dhismaha maxjar weyn oo lagu xanaaneyn doono xoolaha ayaa ka socda deegaanka Garacad ee gobalka Mudug, kaas oo ku fadhiya dhul gaaray 1.6-KM.

Idilnews