Shir looga hadlayay siyaasadaha Dawladda oo ka dhacay Garoowe (VIDEO)

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland Maxamed Cabdirashiid ayaa Shir gudoomiyey kullan lagu soo Bandhigayey Habraac loo adeegsanayo dajinta Siyaasadaha Dawladda , waxaana shirkan isugu yimi Agaasimayaasha guud iyo Agaasimayaasha waaxyaha qorsheynta ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda iyo Khuburo ka socotay Bankiga Aduunka .

Muna Cabdirisaaq Xusseen oo ah Agaasimaha waaxda qorsheynta iyo Siyaasadaha ee madaxtooyada ayaa kullanka ka soo jeedisay tubta toosan ee loomarayo Habraaca Siyaasadaha Dawladda si loo dardargeliyo shaqooyinka Horumarineed ee Wasaaradaha iyo Hay’aduhu maamulaan.

Idilnews