Shir looga hadlayo mashruuca biyoole oo ka dhacay

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Cabdiqafaar Cilmi Xaange Ayaa Saaka Shir gudoomiyey shir dib-u-eegista loogu samaynayey Mashruuca Biyoole oo uu Maalgaliyo Bank Aduunka Shirka ayaa lagu falan qayn doona waxyaalihii u qabsoomay iyo Qorshayaasha u degsan si looga gudbo Caqabadaha jira.

Shirka ayaa waxaa ka soo qayb galay khuburo ka Socotay Bankiga Aduunka (World Bank), Dowlada Faradalka , Galmudug iyo Koonfur Galbeed .

Idilnews