Xaalada Biyo la’aaneed oo ka taagan Deegaano ka mid ah Gobalka Mudug (VIDEO)

Xaalada adag oo biyo la’aaneed ayaa ka taagan deegaanka Dhooba-cantuug ee gobalka Mudug, Shacabka iyo Waxgaradka deegaanka ayaa ugu baaqay dowladda Puntland inay si deg-deg ah uga soo gaarto dadka kunool Dhooba-cantuug.

Idilnews