Xoghaye cusub oo loo magacaabay Boosaaso

Cabdirasaaq Axmed Geeldoon,ayaa loo magacaabay Xoghayaha Dowlada Hoose ee Bosaso.
Geeldoon waa Nin saamayn ku leh Deegaankiisa iyo Beeshiisa Dubays.

Horay,ayuu usoo qabtay booskan xiligii Dowladii Gaas.

Jibril Qoobey.