Ciidamada Tigreega iyo Oromada oo qabsaday Magaalada Ataye

Ciidamada Tigreega oo kaashanaya kuwa Jamhada Oromada,ayaa qabsaday goor dhawayd Magaalada Ataye oo udhow Magaalada Debriburhaan oo Adis-ababa ujirta 130-km.

Ilaa Maanta,waxaa socday dagaal xoog leh oo sababay khasaare lixaad leh.

Khasaaraha dagaalkaas ka dhashay,waxaa ka mid ahaa in diyaaradaha dagaalka Abiy ay garaaceen Ciidamadiisa si ilduuf ah.

Jibril Qoobey.