Shaqaale Qaramada Midoobey ka tirsan oo lagu xiray Adis-ababa

WAR DEG DEGA.

Afhayen u hadlay Qaramada midoobay ayaa xaqiijiyay in sagaal qof oo kamida shaqaallaha QM lagu xidhay Addiss-Ababa.Tallaabadan ayaa kusoo beegmaysa xili xiisad culus ka dhex alloosan tahay Itoobiya iyo beesha caalamka.