Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Itoobiya

Ataya,ayaa udhaxaysa Kamise iyo Shawa Roobe.

Ciidamada Dowlada Abiy,ayaa fiidkii isaga baxay halkaas oo dagaal aad uxoogan maalmahan ka socday,waxayna gaareen Shawa Roobe oo 15-km ujirta.

Saacadaha soo socda,ayaa la filayaa in dagaal xoogan uu ka dhici doono,sababtoo ah Ciidamada Tigreega iyo Oromada,ayaa kadaba ruqaansaday.

Ciidamada Jamhaduhu kuma aysan hakan Ataya oo ay xigaan Dabrasina iyo Dabra-birhaan oo difaac uusan ka danbayn lagu difaaco Adis-ababa.

Jibril Qoobey.