Rooble oo rukhsadda duuliyenimo guddoonsiiyay shirkad diyaaradeed (VIDEO)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shahaaddada duullimaadka hawada iyo rukhsadda duuliyenimo guddoonsiiyay shirkadda diyaaradaha ee Freedom Air iyo duuliyeyaal Soomaaliyeed, ka dib markii uu ka qeyb galay munaasabad uu lagu daahfurayay bixinta Shahaadooyinka Duullimaadyada hawada (OAC) oo ay bilowday DFS.

Idilnews