Banaan-bax Roob-doon ah oo ka dhacay Garoowe (VIDEO)

Isku soo bax balaaran oo Roob-doon ah ayaa maanta lagu qabtay bannaanka magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. masuuliyiin katirsan dowladda Puntland, Isimada dhaqanka, culimo-awdiin iyo boqolaal shacab ah ayaa ka qeybgalay Alle barigan.

Idilnews