VIDEO: khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay Muqdisho

Ugu yaraan 2 ruux ayaa ku geeryooday, 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo galabta lagula beegsaday isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho kolonyo kamid ah Ciidammada AMISOM.

Idilnews