Hogaanka cusub Ee Danbi baarista Puntland oo xilkii la wareegay

Hogaanka cusub ee Dembi Baarista (C.I.D) ee Ciidanka Booliska Dowladda Puntland S/Guuto Cumar Cabdi Cilmi oo uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland,ayaa xilkii kala wareegay Hogaankii hore ee Dembi Baarista (C.I.D) Col.Cismaan Cabdi Yuusuf.

Shaqada ugu weyn ee utaal hogaanka cusub ee C.I.D,waa in uu fariisiyo qaybaha Gobolada sifeeyo kana dhex saaro kuwa lagu soo dhex darsaday ee danaha Oubtland khatarta ku ah.

Gaar ahaan Hogaanka Gobolada Afarta ah ee Bari,Sanaag,Haylaan iyo Gardafuu Aadan uu keensaday Wasiirka Qorshaynta ee Fadaraalka Jamaal waa in meesha laga saaraa.

Waxaa isaguna wax ka badan ubaahan Xarunta Guud ee Garowe.

Jibril Qoobey.