Magaalada marinka muhiimka ah u ahayd Itoobiya oo gacanta Tigreega gashay

Abiy Jilbahay dhulka udhigeen TDF,wax lagu murmo caawa si buuxda,ayaa loo xaqiiqsaday guusha Tigreega iyo gacan ku dhigistoodii Mile.

Wadadii Dhuunta u ahayd Itoobiya ee ka imaanaysay Jabuti waa xirantay.

Tani waxay ka dhigan tahay jab weyn oo gaaray Abiy.